Menu
Navigate & Settings
Settings
Language Choose your preferred language
Currency Select your currency
Theme Light or dark mode
Adobe Premiere Pro Masterclass | Video Editing Like Pro

Adobe Premiere Pro Masterclass | Video Editing Like Pro

65 Students
30 Lectures

About This Course

Adobe Premiere Pro Kooraskaan waxaad ku baran doontaa dhamman xirfadaha aad u baahantahay in aad ku noqoto video editor,
Premiere Pro waa Barnaamij loogu tala galay Video Editing oo ay samaysay Shirkadda Adobe, kaasi oo ah kan ugu caansan adduunka.
Kooraskaan waxaa loogu talogalay in ay ka faa’idaystaan qof waliba donayo inuu barto video editing ama ahaado qof horay usoo bartay ey wax ubilaaban yihin ama qofan horay usoo baran, labadaa qeybood way ka faideysan karaan kooraskaan.
Kooraskaan Waxa aan ka bilaabi doona gunta hoose ee Adobe Premiere Pro inaga oo ka bilaabi donna Installation-ka Adobe Premiere Pro isticmaalida Tools-ka kaladuwan ilaa aan ka sameyno video dhan waliba ka diyaarsan.
Kooraskaan waxa uu noqon doona mid tobabar dhamaystiran ah kaasi oo aad si fiican aad ugu baran doonto qaybaha kale duwan ee Adobe Premiere Pro ee lagu sameeyo muuqalada kale duwan.
Si lamida Course-kaan kaliya kuma baran doontid xirfada muuqal sameynta silamida waxaan kuu diyaarinay cashar ka kooban ilaa 40 daqiiqo aan kugu bari doono sida  aad ugu shaqeysan karto xirfada aad baratay, waxaan kula wadagi donaa 8 Website aad ugu shaqeysan karto xirfad waliba aad baratay, Si lamida waxaan kula wadaagi donaa 4 fikradood aad uga shaqeysan karto xirfada aad baratay magaalada aad joogto.
"Hadaba Maalgali Aqoontaada Maanta oo Hel Guushaada Mustaqbalka"

Axmed Sahal
Axmed Sahal
3 Courses
137 Students
Axmed Sahal
Curriculum Overview

This course includes 6 modules, 30 lessons, and 0 hours of materials.

Introduction
3 Parts
Course Introduction
Volume -
Download Software (Adobe Premiere)
Volume -
Download Software (Adobe Media Encoder)
Volume -
Make new project, Squancy and editing software interface
6 Parts
Sidee Loo Abuuraa Project Cusub
Volume -
Sidee loo abuuraa Squancy
Volume -
Sidee loo sameyaa (Squancy) Tiktok, Instagram Reels and Facebook Reels
Volume -
Interface (edit software) Sidee loo diyaariya Interface aad ku shaqeyn laheyd?
Volume -
Magacyada Qeybaha Interface
Volume -
Importing Files
Volume -
Basic Editing
10 Parts
Quick review
Volume -
Sidee Loo isticmalaa Tool Box 1
Volume -
Sidee Loo isticmalaa Tool Box 2
Volume -
Sida maqalka iyo muuqaalka loo kala reebo
Volume -
Basic video editing
Volume -
Sidaad muqaladaada aad ula soo dagi laheyd software , Adobe media incorder 2021-2022
Volume -
Waa maxay software Adobe media incorder?
Volume -
Sida muuqalada background-ga looga badalo (Green screen)
Volume -
Sida codka loogu hagaajiyo Premiere Pro (Audio gain)
Volume -
Sidee loo sameyaa Speed and Revance
Volume -
Adjusting Audio, Video, Text and Color Correction
7 Parts
Sidee loo sameyaa Video effect 1-1
Volume -
Sida muuqalada aad ugu sameyn laheyd Blur & Sharpen
Volume -
Sida codad kaada aad ugu sameyn laheyd Transion and Effect
Volume -
Sidee qoraladdada effects kala duwan loogu sameyaa
Volume -
Sidee codka loogu hagaajiyaa Audio Clip Mixer
Volume -
Sida kalarka muuqaalka loo hagaajiyo ( Lumetry colors 1-1)
Volume -
Sida kalarka muuqaalka loo hagaajiyo ( Lumetry colors 1-2)
Volume -
Essential Graphics
2 Parts
Motion graphic or assential graphic
Volume -
Esencial sound
Volume -
Baro melaha aad uga shaqeysan karto xirfada aad baratay
2 Parts
Hordhac
Volume -
Baro melaha aad uga shaqeysan karto xirfada aad baratay
Volume -
Reply to Comment
Comments Approval

Your comment will be visible after admin approval.

0
0 Reviews
Content Quality (0)
Instructor Skills (0)
Value for Money (0)
Support Quality (0)
Reply to Review
Submit Reply

Your reply to this review will be visible to all users.

Adobe Premiere Pro Masterclass | Video Editing Like Pro
$8

This Course Includes

Course Specifications

Sections
6
Lessons
30
Capacity
Unlimited
Duration
3:40 Hours
Students
65
Created Date
30 Oct 2024
Updated Date
30 Oct 2024

Send Course as Gift

Send as a gift to friends
Adobe Premiere Pro Masterclass | Video Editing Like Pro
You are viewing
Adobe Premiere Pro Masterclass | Video Editing Like Pro