CCNA, Waa shahaadada ugu tixgalinta badan shahaadooyinka Network-ga. Waxay ledahay mudnaan gaara marka lajoogo goobta shaqada. Company haysta dad Cisco Certified ah, aad ayuu ugu fanaa.
Course wuxuu ka kooban yahay Theory iyo Practical. Practical-ka markaad samaynayso dhamaan talabooyinka aad qadaysay way kuu Samaysanyihiin.
Manta waa Malintadii!
This course includes 7 modules, 111 lessons, and 0 hours of materials.
Reply to Comment