Udub-dhaxaadka ganacsiga waa habeenta iyo maareenta xisaabaadka shirkada, Xisaabaadka waa tiirka ganacsiga, waana luqada ay kuwada xiriiraan dhamaan ganansiyada caalamka.
Barashada xirfada accounting ka waxaa asaas u ah qadasha koorsada financial accounting. Koorsadan waxa ay kaa caawinaysaa barashada qeebaha xisaabeedka ganacsi walmo ha ahaado ganacsi yar , dhexe ama ganacasiyada waaweeyn.
This course includes 7 modules, 30 lessons, and 0 hours of materials.
Reply to Comment