Koorsadan, waxaad ku baran doontaa aqoonta iyo xirfadaha lagaaga baahan yahay si aad u falanqeeyso Macluumaadka adiga oo isticmaalaayo Excel ka. Waxa kale oo aad baran doontaa sida si hufan oo wax ku ool ah loogu dabaqo Mucaadalaadka kala duwan ee Excel adigoo isticmaalaya Tusaalo Dhab ah.
Muuqaalkan hordhaca ah wuxuu muujinayaa muhiimadda Excel, wuxuuna ku tusayaa qaar ka mid ah Qeebaha barnaamijka Excel ka ee koorsadan aad ku qaadan doonto. Waxa kale oo lagu bari doonaa mucaadaaladka kala duwan ee aad baran doonto inta koorsadu socoto.
This course includes 1 modules, 48 lessons, and 0 hours of materials.
Reply to Comment