Course-kan waxaad ku baran doontaa qaybaha kala duwan ee MS Access-ka - Tables,Queries,Forms,Reports.
Course-kan waxaan ugu tala galnay dhammaan heerarka waxaan kasoo bilaabi doonaa aasaaska inaka oo gaadhsiin doona meel sare (Advanced), Ugu dambayn waxaan samayn doonaa Project ama System Dhammaystiran oo dhammaan objects-ka accessku ka dhex muuqdaan.
This course includes 11 modules, 70 lessons, and 0 hours of materials.
Reply to Comment