Microsoft Office Essentials: waa koorso loogu talo galay qofkasta oo doonaya inuu dhiso ama kobciyo aqoontiisa iyo xirfadiisa ku aadan adeegsiga/isticmaalka Microsoft Office word, excel iyo powerpiont.
Koorsadan waxaad ku baran doontaa sida loo abuuro, loo farsameeyo, loo maareeyo islamarkaana loosoo bandhigo dhukumantiyada (decuments) muhiimka kuu ah, sida: CV, report, presentation, IWM.
Koorsadan waxaad ka helaysaa:
This course includes 3 modules, 9 lessons, and 0 hours of materials.
Reply to Comment