Ku soo dhawoow Course-kan aad ku baran doonto software Adobe Photoshop Kooraskaan waxaad ku baran doontaa dhamman xirfadaha aad u baahantahay
in aad ku noqoto Graphic designer,
Course-kan waxaa loogu talagalay ardayda dooneysa iney wax badan ka bartaan barnaamijka loogu adeegsiga badan yahay caalamka ee lagu sameeyo
Photo editing and Graphic Design ee Adobe Photoshop.
This course includes 6 modules, 50 lessons, and 0 hours of materials.
Reply to Comment