Abdihakin Elmi
Developer | UI/UX Designer
Abdihakin Elmi waa dhalinyaro ku takhasusay teknoolajiyada iyo waxbarashada. Isaga oo bartay noocyada kala duwan ee teknoolajiyadda sida IOS development, UI/UX Design iyo Penetration Testing, Wuxuu ka mid yahayaas aasayaasha Sheerxirfad, oo ah platform waxbarasho .
Design
Management
Programming
Mobile Development