Menu
Navigate & Settings
Settings
Language Choose your preferred language
Currency Select your currency
Theme Light or dark mode
Short Course Emergency Care

Short Course Emergency Care

10 Students
22 Lectures

About This Course

Short Course Emergency Care

koorsadan waxa ay muhiim u tahay qof waliba. inaad barato sida aad u caawin lahayd qofka xalaad adag galay, gargaaar dag dag ahna u bbaahan waxay kamid tahay xirfada ugu muhiimsan ee noloshada, dad badan ayaa u naf waayey gargaarkaa dag dag ah oo y waayen waqtigii loo baahnaa.

halkaan waxaa kugu diyaariyey talaabooyinkii aad ku caawin lahayd naftaadaa iyo bulshadada haddii imaado xalaad dag dag tusaale;

Qofka oo naqaska ku dhaga ama istaaga ka dhaco.

haddii uu qof dhiig baxa tallaaboyinka aad qaadi karto, dhiiga waxa kaalmaahaa koobaad ka jiraa waxyaallaha saababo dhimashadaa sababtoo qofka jirkiisa waxaa ku jiraa 5-7 liitar oo dhiig ah

qofkii gubtay waxa aad uqaban lahayd

qof haddii uu cunno ku margado waxa aad sameyn lahayd iyo jabniin  haddii uu dhaco sidee ku caawin kartaa qof

Miski cabdinoor salal
Miski cabdinoor salal
4 Courses
21 Students
Magacyga waa Miski C.nuur Salal waxaa heysto labbo Bachelor degree oo kale ah Umuliso iyo kalkaaliye. waxaan sidoo kale ahay Qoraaga Buuga Aqoonta daryeelka Hooyada, mulkiilaha youtubeka waxdheef iyo barta TIKTOK Dr Miski Salal waxaan leeyahay khibrad in ka badan 5 sano macallinimo iyo tabare caafimaad, umuliso iyo kalkaaliye anigoo waliba ka soo shaqeyey qaar kamid ah isbitaaladada waaweyn ee caasimada Muqdisho. waxaan kamid ah aas-aasyaasha Xarunta Tabarka caafimaad Soomali Medical Training Center. sidoo kale waxaan ahay lataliye caafimaad iyo muqaal abuure baraha bulshada muuqaal soo dhigo. Hadafka; Waxaan ku dadalayaa inaan u adeego bulshadeyda anigoo ku dhex shaqeeya hormarinta xirfadaha ...
Miski cabdinoor salal
Curriculum Overview

This course includes 9 modules, 22 lessons, and 0 hours of materials.

CH1 Basic Life Support
3 Parts
Ch1 P1 Basic life support
Volume -
CH1 P2 CPR piratical
Volume -
CPR Quize
Questions 3
Duration Minutes
Passing Grade 75/6
Total Grade 6
Attempts 0/
CH2 Bleeding control
3 Parts
CH2 Bleeding control
Volume -
CH2 P2 Practical Bleeding Control
Volume -
Bleeding control quiz
Questions 2
Duration Minutes
Passing Grade 75/4
Total Grade 4
Attempts 0/
CH3 Fracture
3 Parts
CH3 P1 fracture
Volume -
CH3 P2 First Aid Fracture
Volume -
fracture quiz
Questions 2
Duration Minutes
Passing Grade 75/4
Total Grade 4
Attempts 0/
CH4 Burning
2 Parts
Burning
Volume -
burning quize
Questions 2
Duration Minutes
Passing Grade 75/4
Total Grade 4
Attempts 0/
Chapter 5 Hypoglycemia
3 Parts
CH5 P1 Hypoglycemia
Volume -
CH5 P2 hypoglycemia
Volume -
hypoglycemia Quiz
Questions 2
Duration Minutes
Passing Grade 75/4
Total Grade 4
Attempts 0/
CH6 Poison
2 Parts
Poison
Volume -
Pioson Quiz
Questions 2
Duration Minutes
Passing Grade 75/4
Total Grade 4
Attempts 0/
CH7 Chocking
2 Parts
Chocking
Volume -
chocking quiz
Questions 2
Duration Minutes
Passing Grade 75/4
Total Grade 4
Attempts 0/
CH8 Deydration
2 Parts
Dehydration
Volume -
dehydration QUIZ
Questions 3
Duration Minutes
Passing Grade 75/6
Total Grade 6
Attempts 0/
CH9 Medical Emergency
2 Parts
Medical Emergency
Volume -
Medical quiz
Questions 2
Duration Minutes
Passing Grade 75/4
Total Grade 4
Attempts 0/
Certificates
1 Parts
Course Certificate
Course Certificate
If you pass all the lessons in this course, you will receive this certificate.
Type Course Certificate
Reply to Comment
Comments Approval

Your comment will be visible after admin approval.

0
0 Reviews
Content Quality (0)
Instructor Skills (0)
Value for Money (0)
Support Quality (0)
Reply to Review
Submit Reply

Your reply to this review will be visible to all users.

Short Course Emergency Care
$5

This Course Includes

9 Online Quiz(zes)
Official Certificate
Instructor Support
Course Forum

Course Specifications

Sections
9
Lessons
22
Capacity
Unlimited
Duration
2:22 Hours
Students
10
Created Date
22 Nov 2024
Updated Date
27 Feb 2025
Miski cabdinoor salal
Miski cabdinoor salal

Medical Trainer and Teacher

New User
Junior Creator

Send Course as Gift

Send as a gift to friends
Short Course Emergency Care
You are viewing
Short Course Emergency Care